På somaliska/afsomali

Gacmo furan ku soo dhawaada Rugta caafimaadka iyo caruurta ee  Kortedala

Rugta caafimadka waxaa ka shaqeeya  dhakhatir takhasus leh (specialist) iyo kuwo ah caafimadka guud. Waxa kale oo jooga turjumaano.

Waxa aad xaq u leedahay dhakhtar kuu khaas ah oo aad markasta la kulanto- mid ku garanaya marka aad u timaado adiguna aad garanaysid. Arinkani waxa ay keenaysa kalsooni joogta ah waxkasta oo nolosha dhaca.

Turjubaanka waxey shaqeeysaa  malmaha   Isniin, Talaado iyo Khamiis   08:00-16:30.

Waqtiyada ay furan tahay rugta caafimadku :

 

Furan waqtigan Bilaa balan (drop in)
Isniin 08.00-17.00 08.00-11.30
Talaado 08.00-17.00 08.00-11.30
Arbaca 08.00-17.00 08.00-11.30
Khamis 08.00-17.00 08.00-11.30
Jimco 08.00-17.00 08.00-11.30
Sabti
Axad

Qiimaha kulanka dhakhatirtu wa 100 kronor, hadi aanad ka tirsanayn rugta cafimadka ee halkan waxad bixinaysaa 300 kronor.

 

Waqtiyada ay xidhan tahay rugta caafimadka ee kortedala

Waxaad booqan kartaa amase tegi kartaa Bergsjöns Jourcentral Rymdtorget Bergsjön.

Waxay furan yihiin malmaha caadiga ah 17.00-22.00.
Sabtida, axada iyo malmaha fasaxa ah 10.00-16.00

Qiimaha:100 kronor qofkiba. ( hadii aad ka tirsan tahay meel kalena waa 300 kronor)

Habenki inta u dhaxaysa 22.00-08.00 waxad booqan karta qaybta imerjensiga/akut ee dhakhtarka Salhgrenska, blå stråket 5 ama Östrasjukhuset, Smörslottsgatan 1 iyo dhakhtarka Mölndal ee ku yaal Göteborgsvägen 31.